HomeWararDEG DEG:-Qarax Is-miidaamin ah oo Muqdisho lagula beegsaday Afhayeenka Xukuumadda

DEG DEG:-Qarax Is-miidaamin ah oo Muqdisho lagula beegsaday Afhayeenka Xukuumadda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Jugta qarax xoogan ayaa Goordhow laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolkaan Banaadir, kaasi oo ka dhacay meel ku dhow Isgoyska Dabka ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Qaraxaas oo ahaa mid Is-miidaamin ah oo uu fuliyey qof isku soo xiray Jaakad waxyaabaha qarxa ayaa waxaa lala beegsaday oo la isku qarxiyey gaari uu watay Afhayeenka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jugta qarax xoogan ayaa Goordhow laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolkaan Banaadir, kaasi oo ka dhacay meel ku dhow Isgoyska Dabka ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Qaraxaas oo ahaa mid Is-miidaamin ah oo uu fuliyey qof isku soo xiray Jaakad waxyaabaha qarxa ayaa waxaa lala beegsaday oo la isku qarxiyey gaari uu watay Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu oo marayey Isgoyska Dabka.

- Advertisement -

Qaraxa ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhashay khasaaro oo soo gaaray Afhayeen Macalimuu, waxaana durbadii loola cararay mid kamid ah Isbitaalada ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka ayaa si deg deg ah u gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay, isla markaana xiray aaga oo dhan, waxaana socda gurmad loo sameynayo dadkii kasoo gaartay qaraxaas dhacay..

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts