HomeWararDagaal xoogan oo ka socda Duleedka Magaalada Baladweyne

Dagaal xoogan oo ka socda Duleedka Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaal u dhexeeya Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa qeybta 27-aad iyo dagaalamayaasha A-shabaab ayaa ka socda deegaan duleedka ka ah Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle. Dagaalkan ayaa ka dambeeyay, ka gadaal markii Al-shabaab ay weerar ku qaadeen kolonyo ay wateen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga, waxaana dagaalka xoogiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal u dhexeeya Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa qeybta 27-aad iyo dagaalamayaasha A-shabaab ayaa ka socda deegaan duleedka ka ah Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle.

Dagaalkan ayaa ka dambeeyay, ka gadaal markii Al-shabaab ay weerar ku qaadeen kolonyo ay wateen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga, waxaana dagaalka xoogiisa ka socdaa degaanka Burfiiq oo dhanka Waqooyi uga beegsan Baladweyne.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaalka socda la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan, in kastoo aan weli la ogeyn khasaaraha ka dhashay dagaalkaas u dhexeeya Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga qeybta qeybta 27-aad iyo Al-shabaab.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Mas’uuliyiin kale oo la socday ayaa la sheegay in wax yar kahor inta uusan dhicin weerarka Al-shabaab ay mareen degaanka Burfiiq, iyagoona kusii jeeday degaanka Farlibaax ee duleedka Magaalada Baladweyne.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts