HomeWararDoorashada Guddoomiyaha Guddiga FEIT iyo ku-xigeenkiisa oo Maanta dhaceysa

Doorashada Guddoomiyaha Guddiga FEIT iyo ku-xigeenkiisa oo Maanta dhaceysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa Maanta oo sabti ah lagu wadaa in Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo ku-xigeenkiisa. Xubnaha qaban-qaabada doorashada ayaa diiwaan-geliyay Musharaxiin dhowr ah oo u  tartamaya xilka Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo ku-xigeenkiisa, kuwaasi oo ka tirsan isla Guddiga doorashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta oo sabti ah lagu wadaa in Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo ku-xigeenkiisa.

Xubnaha qaban-qaabada doorashada ayaa diiwaan-geliyay Musharaxiin dhowr ah oo u  tartamaya xilka Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo ku-xigeenkiisa, kuwaasi oo ka tirsan isla Guddiga doorashada Federaalka.

- Advertisement -

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa la sheegay inay dhaceen kulamo siyaasadeed oo ku aadan doorashada Maanta ka dhaceysa Xarunta Teendhada Afisyooni, waxaana la tilmaamay in loolan adeg loogu jiro xilka Guddoomiyaha Guddiga doorashada.

Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan inuu socdo Mooshin xilka looga qaadayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal Mowliid Mataan Salaad, iyadoona la dooran doono Guddoomiye cusub iyo ku-xigeenkiisa.

Si kastaba Maxamed Xasan Cirro oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga doorashada Federaalka ayaa xilka laga qaaday, kadib markii lagu eedeeyay inuu ku milman Arrimaha siyaasadda dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts