HomeWararCiidanka Dowladda oo howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyey degaano ka...

Ciidanka Dowladda oo howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyey degaano ka tirsan Sh/Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan ururka 84-aad guutada 14-ka Octoobar ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgalo ka dhan ahaa Al-shabaab ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed. Ciidanka guutada 14-ka Octoobar ayaa  howlgalka si gaar ah uga sameeyay tuulooyinka Uraay iyo Degwiriiri oo hoostega degaanka Janaale, halkaas oo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan ururka 84-aad guutada 14-ka Octoobar ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgalo ka dhan ahaa Al-shabaab ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Ciidanka guutada 14-ka Octoobar ayaa  howlgalka si gaar ah uga sameeyay tuulooyinka Uraay iyo Degwiriiri oo hoostega degaanka Janaale, halkaas oo la sheegay inay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-shabaab.

- Advertisement -

Taliyaha Ururuka 84-aad G/le Cabdullaahi Maxamed Nuur Dool oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa u sheegay in howlgalka lagu burburiyey farriimo Shabaabka ay ku lahaayeen deegaanada howlgalka ay Ciidanka ka sameeyeen.

Taliye Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa tilmaamay in goobaha ay tageen Ciidanka lacago looga qaadi jiray dadka shacabka, balse la burburiyay, waa sida uu hadalka u dhigay Taliyaha oo ka hadlaayay howlgalka.

Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed ayaa marar kala duwan sidaan oo kale waxaa ay howlgalo ka dhan ahaa Al-shabaab uga fuliyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts