HomeWararMidowga Afrika oo War kasoo saaray heshiiska cusub ee laga gaaray Doorashada...

Midowga Afrika oo War kasoo saaray heshiiska cusub ee laga gaaray Doorashada Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa soo dhoweeyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ka gaareen doorashada iyo waqtiga cusub ee loo muddeeyay inay ku dhammaato doorashada Golaha Shacabka. War qoraal ah oo uu soo saaray Guddoomiye Moussa Faki ayaa waxaa uu ku sheegay in uu ku dhiirigelinayo Golaha Wadatashiga Go’aanka ah in doorashada Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa soo dhoweeyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ka gaareen doorashada iyo waqtiga cusub ee loo muddeeyay inay ku dhammaato doorashada Golaha Shacabka.

War qoraal ah oo uu soo saaray Guddoomiye Moussa Faki ayaa waxaa uu ku sheegay in uu ku dhiirigelinayo Golaha Wadatashiga Go’aanka ah in doorashada Golaha Shacabka, si xor ah oo daah-furan lagu soo gabagabeeyo 25-ka Febraayo 2022.

- Advertisement -

Gddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaalida inay is-xakameeyaan oo ay horumariyaan wada-hadallo siyaasadeed oo is-dhexgal ah oo ku aaddan xasilloonida siyaasadeed.

Moussa Faki ayaa waxaa uu ku celiyay mowqifka AU-da uu yahay in doorashooyin lagu kalsoonaan karo ay ka dhacaan dalka, isagoo xusay inay diyaar u yihiin sare u qaadida taageerada dhammaan dadaallada keeni kara nabad, horumar, iyo barwaaqo Soomaaliya.

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa dhawaan ku heshiiyay in doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad lagu soo gaba-gabeeyo 40 maalmood oo ku eg 25-ka Febraayo 2022, iyagoona isku raacay in la saxo khalalaadka ka jiray oo cabashooyin farabadan laga soo gudbiyey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts