HomeWararMareykanka ”Tallaabo ayaan ka qaadi doonnaa kuwa carqaladeynaya nabadda Somalia”

Mareykanka ”Tallaabo ayaan ka qaadi doonnaa kuwa carqaladeynaya nabadda Somalia”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Mareykanka ayaa Isniintii ka digtay in ay tallaabo ka qaadi doono kuwa carqaladdda ku ah dariiqa nabadda Soomaaliya. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay, in iskudayga shaqa-joojinta Ra’isulwasaare Rooble ay tahay mid walwalkeeda leh, isla markaana uu Mareykanka taageerayo dadaalladiisa doorasho deg deg ah oo lagu kalsoonaan karo. “Mareykanka wuxuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Mareykanka ayaa Isniintii ka digtay in ay tallaabo ka qaadi doono kuwa carqaladdda ku ah dariiqa nabadda Soomaaliya.

Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay, in iskudayga shaqa-joojinta Ra’isulwasaare Rooble ay tahay mid walwalkeeda leh, isla markaana uu Mareykanka taageerayo dadaalladiisa doorasho deg deg ah oo lagu kalsoonaan karo.

- Advertisement -

“Mareykanka wuxuu diyaar u yahay inuu tallaabo ka qaado kuwa caqabadda ku ah waddada nabadda ee Soomaaliya. Iskudayga shaqo-joojinta Ra’isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble waa mid laga naxo, waanu taageersannahay dadaalladiisa doorasho deg deg ah oo lagu kalsoonaan karo. Dhammaan dhinacyada waa in ay ka baaqsadaan ficillada iyo hadallada kicinta ah,” ayuu lagu yiri hadalka Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka.

Hadalka kasoo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa yimid, maalin kaddib marki uu madaxweyne Farmajo sheegay inuu shaqada ka joojiyay ra’isulwasaare roobe, arrintaas oo uu ka biyo diiday raisulwasaaraha

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts