HomeWararCali Guudlaawe oo saxiixay miisaaniyadda 2022 ee maamulka  Hirshabeelle

Cali Guudlaawe oo saxiixay miisaaniyadda 2022 ee maamulka  Hirshabeelle

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xalay saxiixay miisaaniyadda maamulka Goboleedka Hirshabeelle ee 2022 oo hore uu u  ansixiyey Golaha Wasiirada, ayna meelmariyeen Golaha Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa boggaadiyey Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ee sida xilkasnimada leh u gutay waajibaadka dastuuriga ah ee kaga aaddanaa ansixinta Miisaaniyadda cusub ee maamulka Hirshabeelle. Madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xalay saxiixay miisaaniyadda maamulka Goboleedka Hirshabeelle ee 2022 oo hore uu u  ansixiyey Golaha Wasiirada, ayna meelmariyeen Golaha Baarlamaanka Dowladda Hirshabeelle.

Madaxweynaha ayaa boggaadiyey Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ee sida xilkasnimada leh u gutay waajibaadka dastuuriga ah ee kaga aaddanaa ansixinta Miisaaniyadda cusub ee maamulka Hirshabeelle.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa sidoo kale u mahadceliyay Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee maamulka Hirshabeelle oo dadaal ku bixisay diyaarinta iyo jaangooynta miisaaniyadda Dowlad Goboledka Hirshabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts