HomeWararIlhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congress-ka “Farmaajo  waa in uu is...

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congress-ka “Farmaajo  waa in uu is Casilaa”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congress-ka ee dalka Maraykanka ayaa war kasoo saartay khilaafka kasoo dhex cusbnoonaaday Madaxeynaha Mudda xileedkiisu dhammaaday maxamed Cabdullaahi farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble. Ilhaan Cumar ayaa farmaajo ugu baaqday  inuu iscasilo, kadib Qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitterka. “Farmaajo hal sano ayaa hadda laga joogaa markii uu mudo-xileedkiisa dhamaaday, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congress-ka ee dalka Maraykanka ayaa war kasoo saartay khilaafka kasoo dhex cusbnoonaaday Madaxeynaha Mudda xileedkiisu dhammaaday maxamed Cabdullaahi farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.

Ilhaan Cumar ayaa farmaajo ugu baaqday  inuu iscasilo, kadib Qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitterka.

- Advertisement -

“Farmaajo hal sano ayaa hadda laga joogaa markii uu mudo-xileedkiisa dhamaaday, waa inuu iscasilaa. Doorashada waqtigeedu uu daahayna waa in si dhaqso ah loo wadaa” ayay tiri Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congress-ka ee dalka Maraykanka.

Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa ah mid cakiran, iyadoo horay beesha caalamaka iyo Dalalka Ingiriiska iyo Mareykanku ay walaac ka muujiyeen, khilaafka iyo qab qabsiga kasoo dhex Cusboonaaday Farmaajo iyo Rooble.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts