HomeWararDEG DEG:-Guddoomiyihii Guddiga Doorashada heer Federaal oo xilka laga qaaday

DEG DEG:-Guddoomiyihii Guddiga Doorashada heer Federaal oo xilka laga qaaday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro xilka qaadis lagu sameeyay, kadib kulan Maanta ay yeesheen xubno ka tirsan Guddiga doorashada. Inta badan xubnaha Guddiga doorashada heer Federaal ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ay kulan aan caadi aheyn ku yeesheen Hotelka ay xubnaha Guddiga degan yihiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro xilka qaadis lagu sameeyay, kadib kulan Maanta ay yeesheen xubno ka tirsan Guddiga doorashada.

Inta badan xubnaha Guddiga doorashada heer Federaal ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ay kulan aan caadi aheyn ku yeesheen Hotelka ay xubnaha Guddiga degan yihiin oo ku dhex yaalla gudaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Xubno ka tirsan Guddiga doorashada oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheega in Guddoomiyihii Guddiga doorashada shaqda ka ceyryeen oo xilka ka qaadeen 18 ka mid ah guddiga, waxaana ay ku eedeeyeen xil gudasho la’aan, musuq iyo ku milmid Arrimaha siyaasadda dalka.

Maxamed Xasan Cirro ayaan weli ka hadlin xilka qaadista ay ku sameeyeen xubno ka tirsan Guddiga doorashooyinka heer Federaal, sidoo kalena ma jiro Guddoomiye ay doorteen xubnaha Guddiga doorashada oo bedelaya Maxamed Cirro.

Xilka qaadistaan ayaa kusoo aaday, iyada oo Maanta la sheegay inuu fashil kusoo dhammaaday qorshe lagu doonayay in xilka looga qaado Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro, hayeeshee goordhow ayaa la xaqiijiyay in xilka laga qaaday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts