HomeWararMaxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Ururrada Bulshada Rayidka?

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Ururrada Bulshada Rayidka?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Ururrada Bulshada Rayidka ah oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Ururrada Bulshada Tahliil Shaatax. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa xubnaha uu la kulmay  Ururrada Bulshada ka dhageystay aragtiyo iyo talooyin ku aaddan geeddi socodka doorashada dalka iyo shirka Golaha Wadatashiga Qaran […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Ururrada Bulshada Rayidka ah oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Ururrada Bulshada Tahliil Shaatax.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa xubnaha uu la kulmay  Ururrada Bulshada ka dhageystay aragtiyo iyo talooyin ku aaddan geeddi socodka doorashada dalka iyo shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee 27-ka bishan ka furmaya Muqdisho.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta ayaa u  xaqiijiyay Ururrada Bulshada Rayidka ah sida ay uga go’an tahay dardargelinta dhammeystirka doorashada, si dalka looga gudbiyo xaaladda cakiran ee ku jiro.

Goorsii horreeysay ee Maanta ayuu Rooble kulan gaar ah la yeeshay Midowga Musharaxiinta, iyagoona ka wada hadlay dardargelinta, hufnaanta doorashooyinka iyo tabashooyinka jira ka hor shirka lagu wado in uu 27ka December Muqdisho uga furmo Golaha Wadatashiga Qaranka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts