HomeWararXukuumadda Xilgaarsiinta oo Digniin u dirtay Saraakiisha Ciidamada iyo Hay’addaha Dowladda

Xukuumadda Xilgaarsiinta oo Digniin u dirtay Saraakiisha Ciidamada iyo Hay’addaha Dowladda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay socdeen dacaayado been abuur ah oo ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Wasiir Cadaala oo Warbaahinta la hadlay ayaa beeniyay wararka been abuurka ah ee ku aadan in Rooble […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay socdeen dacaayado been abuur ah oo ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.

Wasiir Cadaala oo Warbaahinta la hadlay ayaa beeniyay wararka been abuurka ah ee ku aadan in Rooble uu boob ku haayo dhul ay leeyihiin Ciidanka Badda, wuxuuna sheegay in Warkaas ay abaabuleen kooxo doonaya inay magac dilaan Ra’iisul Wasaaraha.

- Advertisement -

Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa hoosta ka xariiqay in Ra’iisul Wasaare Rooble uu dadaal badan ku bixiyay sidii dalkan uu uga baaqsan lahaa dagaal, kuna guuleystay in dalka ay ka dhacdo Doorashada Golaha Aqalka Sare iyo tan Golaha shacabka oo bilow fiican mareysa, ayna ka go’antahay Ra’iisul Wasaaruhu in dalka ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah.

“Waa Nasiib darro in dacaayadaas raqiiska ah loo adeegsado saraakil ciidan iyo xarumo dowladeed, Ra’iisul Wasaaraha markii uu arrinkaas arkay, waxa uu u marayIn lagu saxo dariiqa hay’adaha dowladda”. ayuu yiri Wasiir Cadaala oo hadalkiisa ku daray in Guddiyada howsha baarista ah loo diray lagu sameeyay faragelin.

Wuxuu intaas hadalkiisa kusii daray Al-cadaala “Ra’iisul Wasaaraha mas’uuliyad aya ka saaran hirgelinta doorashada, Xukuumadda waxay shacabka Soomaaliyeed la socodsiineysaa inaysan dooneyn in dalka laga sameeyo talaabooyin qaldan oo baalmarsan sharuucda dalka u yaalo”.

- Advertisement -

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Al-Cadaala ayaa si Cad u sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono Saraakiisha iyo hay’addaha dowladda ee ku milma Siyaasadda, isagoona sidoo kalena ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay garab istaagaan Xukuumadda oo ay gacan ku siiyan gudashada waajibadka ka

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts