HomeWararCiidamada Tigreega oo dib u qabsaday Magaalo Taariikhi ah

Ciidamada Tigreega oo dib u qabsaday Magaalo Taariikhi ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Tigreega ayaa dib u qabsaday magaalada Lalibela ee dalka Itoobiya, wax ka yar laba toddobaad markii ay ciidamada dowladda iyo xulafadoodu la wareegeen, sida ay dad goobjoogayaal ah u sheegeen wakaaladda wararka ee Reuters Axaddii.   Lalibela oo ah magaalo ay Qaramada Midoobay u aqoonsan tahay xarunta dhaqanka ayaa ku taal gobolka Axmaarada. Mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Tigreega ayaa dib u qabsaday magaalada Lalibela ee dalka Itoobiya, wax ka yar laba toddobaad markii ay ciidamada dowladda iyo xulafadoodu la wareegeen, sida ay dad goobjoogayaal ah u sheegeen wakaaladda wararka ee Reuters Axaddii.

 

- Advertisement -

Lalibela oo ah magaalo ay Qaramada Midoobay u aqoonsan tahay xarunta dhaqanka ayaa ku taal gobolka Axmaarada.

Mid ka mid ah goobjoogayaasha oo la hadlay wakaalada wararka ee Reuters ayaa sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee gobolka Axmaarada iyo maleeshiyaadka isbaheysiga la ah oo labaduba gacan saar la leh dowladda Itoobiya ay habeenkii sabtida ka baxeen magaalada Lalibela.

“Qeybtii u dambeeysay ayaa saaka ka baxay, waxaan maqalnay rasaas meel fog laga maqlayay xalay, balse ciidamada Tigreega ayaa dib u qabsaday Lalibela, iyaga oo aan xabbad ka ridin magaalada,” ayuu yiri goobjoogaha oo ka mid ah shaqalaaha soo dhaweynta hoteel ku yaal magaaladaas oo khadka telefoonka ugu warramay Reuters.

- Advertisement -

Ciidamada taabacsan kooxda TPLF ayaa magaalada la wareegay horraantii bishii Ogosto,laakiin 1-dii December, ciidamada Itoobiya iyo xulafadooda gobolka Axmaarada ayaa dib u qabsaday magaalada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts