HomeWararRa’iisul Wasaare Abiy Axmed oo dib ugu laabtay jiida hore ee dagaalka

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo dib ugu laabtay jiida hore ee dagaalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Itoobiya ee dagaalka kula jira fallaagada daacadda u ah Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa qabsaday waddo istiraatiiji ah oo isku xirta magaalada Woldia iyo caasimadda Tigreega ee Mekelle, sida ay sheegtay shabakadda Fana. Xafiiska Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaruhu uu qeyb ka ahaa howlgalkii lagu qabsaday wadada weyn ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Itoobiya ee dagaalka kula jira fallaagada daacadda u ah Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa qabsaday waddo istiraatiiji ah oo isku xirta magaalada Woldia iyo caasimadda Tigreega ee Mekelle, sida ay sheegtay shabakadda Fana.

Xafiiska Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaruhu uu qeyb ka ahaa howlgalkii lagu qabsaday wadada weyn ee istiraatiijiga ah.

- Advertisement -

“Ciidamada isku dhafka ah ee Itoobiya oo uu hoggaaminayo Taliyaha guud ee ciidamada iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed” ayaa la wareegay ” Jidka Istiraatiijiga ah ee Woldia iyo Mekelle , waxayna qabsadeen dhowr magaalo oo kale,” ayuu lagu yiri Fana.

Fana ayaa intaa ku dartay: “Qaar badan oo kamid ah maleeshiyaadka argagixisada ah ee TPLF ayaa dhowr jiho lagu jebiyay, qaar kale oo ka badbaaday weerarka culus ayaa si fuleynimo ah ugu gurtay meelo badan, waxaa sidoo kale lagu dhaawacay askar badan oo ka tirsan TPLF.”

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts