HomeWararDowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay danaha dheef-wadagga

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay danaha dheef-wadagga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Marwo Tiina Intelmann. Kulanka dhexmaray Wasiir Cabdisaciid Muuse iyo Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa waxaa looga wada hadlay inta uu socday danaha dheef-wadagga ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Marwo Tiina Intelmann.

Kulanka dhexmaray Wasiir Cabdisaciid Muuse iyo Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa waxaa looga wada hadlay inta uu socday danaha dheef-wadagga ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka ka qabsoomay Muqdisho ayaa waxaa diiradda lagu saaray xoojinka iskaashiga iyo wax wada qabsiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub ee dhinacyada amniga, horumarinta iyo dhaqaalaha.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali ayaa Safiir Marwo Tiina Intelmann iyo Midowga Yurub uga mahadceliyay taageerada ay siiyaan dowladda Federaalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts