HomeWararIsimada dhaqanka Puntland oo go’aan Culus kasoo saaray Xaaladii ka taagnayd Boosaaso

Isimada dhaqanka Puntland oo go’aan Culus kasoo saaray Xaaladii ka taagnayd Boosaaso

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Isimada dhaqanka Puntland ayaa go’aan kasoo saaray xiisaddii dhawaanahaan ka dhex taagneyd Ciidanka PSF ta iyo Madaxtooyada Puntland. Isimada dhaqanka ayaa go’aamiyay in uu Xilka wareejiyo Agaasmimaha PSF ta Puntland, taasi oo ka dhigan in ay dhaqan gasho, wareegtadii Siciid Cabdullaahi Deni ee uu ku magacaabay Agaasimaha Cusub. Sidoo kale Isimada ayaa go’aamiyay in Maamulka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Isimada dhaqanka Puntland ayaa go’aan kasoo saaray xiisaddii dhawaanahaan ka dhex taagneyd Ciidanka PSF ta iyo Madaxtooyada Puntland.

Isimada dhaqanka ayaa go’aamiyay in uu Xilka wareejiyo Agaasmimaha PSF ta Puntland, taasi oo ka dhigan in ay dhaqan gasho, wareegtadii Siciid Cabdullaahi Deni ee uu ku magacaabay Agaasimaha Cusub.

- Advertisement -

Sidoo kale Isimada ayaa go’aamiyay in Maamulka Puntland ay si dhaqsi leh ku bixiyaan, xuquuqda ka maqan Ciidanka PSF ta.

Hoos ka Akhriso War-Saxaafeedka

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts