HomeCaalamkaAskari ka tirsan Booliska Kenya oo toogtay Xaaskiisa iyo lix qof oo...

Askari ka tirsan Booliska Kenya oo toogtay Xaaskiisa iyo lix qof oo kale

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa toogtay xaaskiisa iyo lix qof oo kale subaxnimadii hore ee saaka, sida saraakiisha ay sheegeen. Waxay arrintani ka dhacday deegaanka Kabete oo u dhaw magaalada Nairobi. Waxaana la sheegay in askarigii dilka geystay uu is toogtay, sida ay booliska sheegeen. Ma kala cadda waxa askarigan ku khasbay dilka balse […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa toogtay xaaskiisa iyo lix qof oo kale subaxnimadii hore ee saaka, sida saraakiisha ay sheegeen.

Waxay arrintani ka dhacday deegaanka Kabete oo u dhaw magaalada Nairobi.

- Advertisement -

Waxaana la sheegay in askarigii dilka geystay uu is toogtay, sida ay booliska sheegeen.

Ma kala cadda waxa askarigan ku khasbay dilka balse wararka waxay sheegayaan in khilaaf uu ka dhex taagnaa askariga iyo xaaskiisa, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee AFP.

Waxaa la sheegay in sarkaalka booliska ah markii uu toogtay xaaskiisa uu rasaas ku furay dad kale oo aan waxbo galabsanin.

- Advertisement -

Waxaa uu sidoo kale dhaawacay 2 qof oo haatan lagu daweynayo cisbitaalka deegaanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts