HomeCaalamkaQarax khasaaro badan gaystay oo ka dhacay Koofurta Ciraaq

Qarax khasaaro badan gaystay oo ka dhacay Koofurta Ciraaq

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Ugu yaraan afar qof ayaa dhintay 20 kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii qarax uu manta ka dhacay bartamaha magaalada Basra ee koonfurta Dalka Ciraaq. Guddoomiyaha degmada Basra, Asaad Al-Iidaani oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qaraxaasi ay sababtay mooto laga soo buuxiyay walxaha qarxa. Qaraxaasi oo ka dhacay kasoo horjeedka isbitaalka al-Jumhuuri […]

- Advertisement -

Ugu yaraan afar qof ayaa dhintay 20 kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii qarax uu manta ka dhacay bartamaha magaalada Basra ee koonfurta Dalka Ciraaq.

Guddoomiyaha degmada Basra, Asaad Al-Iidaani oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qaraxaasi ay sababtay mooto laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

- Advertisement -

Qaraxaasi oo ka dhacay kasoo horjeedka isbitaalka al-Jumhuuri ee bartamaha magaalada Basra,ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi.

Qaraxyada ayaa naadir ku ahaa magaalada Basra sanadihii ugu dambeeyay, gaar ahaan tan iyo markii laga adkaaday kooxda Daacish sanadkii 2017-kii.

Latest stories