HomeCaalamkaTPLF oo Hanjabaad u dirtay Dowladda Federaalka Itoobiya

TPLF oo Hanjabaad u dirtay Dowladda Federaalka Itoobiya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Hogaamiyaha fallaagada TPLF Debresion Gabre Mikael, ayaa sheegay in halgankooda ay sii wadayaan ilaa ay afka ciidda u daraan waxa uu ku sheegay cadowga ku qasbaya wadahadalka nabadeed. Telefishiinka Tigraay oo afka fallaagada TPLF ku hadla ayaa baahiyey wareysi ay la yeesheen hoggaamiyaha TPLF Dabresion Gabre-Mikael. Hoggaamiyaha wuxuu sheegay ciidamada fallagada iney ciidamada cadowga uu […]

- Advertisement -

Hogaamiyaha fallaagada TPLF Debresion Gabre Mikael, ayaa sheegay in halgankooda ay sii wadayaan ilaa ay afka ciidda u daraan waxa uu ku sheegay cadowga ku qasbaya wadahadalka nabadeed.

Telefishiinka Tigraay oo afka fallaagada TPLF ku hadla ayaa baahiyey wareysi ay la yeesheen hoggaamiyaha TPLF Dabresion Gabre-Mikael.

- Advertisement -

Hoggaamiyaha wuxuu sheegay ciidamada fallagada iney ciidamada cadowga uu ku tilmaamay ay iska caabbin doonan ayna gulo wax ku ool ah ka soo hoyin doonaan.

Dowladda Itoobiya ayaa dhanka kale sheegtay in maleeshiyaad ka tirsan TPLF, OLA iyo BPLF oo damcay iney xadka sudaan ka tallaabaan ay ciidamadooda qalabka sida ka hortageen.

 

- Advertisement -

Taliyaha booliska deegaanka Benishaangul ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada jabhadaha ay si wada jir ah uga hortagaan ciidamada federaalka oo kaashanaya kuwa deegaanka Benishangul.

Dagaalka waqooyiga dalka Itoobiya ka billaawday 13 bilood ka hor ayaan weli u muuqan mid xal waara laga gaaray.

Labadii bilood ee ugu dambeeyey fallaagada TPLF guulo tira badan ayey dagalka ka soo hoyayeen iyaga oo dhul badanna qabsaday.

Balse labadi toddobaad ee u dambeeyey ciidamada Itoobiya oo uu hoggaaminayay Abiy Axmed ayaa la wareegay deegaanno badan.

Latest stories