HomeWararMadaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo gaaray Magaalada Garoowe

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo gaaray Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland, iyadoona halkaas lagu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee Garoowe ayaa waxaa Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland kusoo dhaweeyay, Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cismaan Karaash, Wasiiro, Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland, iyadoona halkaas lagu soo dhaweeyay.

Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee Garoowe ayaa waxaa Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland kusoo dhaweeyay, Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cismaan Karaash, Wasiiro, Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

- Advertisement -

Inta uu joogo Garoowe, Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Karaash, iyagoon ka wada hadli doona Arrimo qorsheysan.

Warar la helayo ayaa sheegaya in socdaalka Maxamuud Sayyid Aadan ee Puntland uu la xiriiro Arrimo ku aadan doorashada dalka ka dhaceysa gaar ahaan tan Golaha Shacabka oo ka bilaabatay laba maamul Goboleed.

Dhawaan ayey markii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed uu muddo todobaad ah ku sugnaa Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, isagoona kulamo ku saabsan doorashada la yeeshay dhiggiisa Saciid Cabdullaahi Deni.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts