HomeWararXukuumadda oo ku dhawaaqday in 1 Milyan Dollar u qoondeysay Gurmadka Abaaraha

Xukuumadda oo ku dhawaaqday in 1 Milyan Dollar u qoondeysay Gurmadka Abaaraha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddoomiyey Shir ay yeesheen Guddiga Gurmadka abaaraha darran ee xiligaan ka jira Gobolada dalka. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku dhawaaqay in Xukuumadda xilgaarsiinta 1 Milyan oo Doollar oo hordhac ah u qoondeysay Gurmadka abaaraha, si loo gaarsiiyo dadka Soomaaliyeed ay abaaraha saameeyeen. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddoomiyey Shir ay yeesheen Guddiga Gurmadka abaaraha darran ee xiligaan ka jira Gobolada dalka.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku dhawaaqay in Xukuumadda xilgaarsiinta 1 Milyan oo Doollar oo hordhac ah u qoondeysay Gurmadka abaaraha, si loo gaarsiiyo dadka Soomaaliyeed ay abaaraha saameeyeen.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraal kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta Rooble ayaa lagu sheegay in Ganacstada Soomaaliyeed ay iyaguna dhankooda ku yabooheen 2 Milyan oo Doollar oo deg deg wax lagaga qabanayo abaaraha.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faray Guddiga Gurmadka Abaaraha in sida ugu dhaqsiyaha badan caawimaad ula gaaraan deegaannada ugu daran ee abaartu saameynta ku yeelatay.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay shaaciyay inuu ugu deeqay Mushaharkiisa Madaxweynenimo ee Bilaha Nofeembar iyo Diseembar howlaha gurmadka dadka Soomaaliyeed ee la dhibaataysan Abaaraha ka jira Gobolada dalka.

- Advertisement -

Si kastaba Gobolada dalka ayaa waxaa ka jira abaaro baahsan iyo biyo la’aan oo saameeyay dadka iyo duuniyada, iyadoona abaarta ay dad ugu geeriyoodeen Gobolka Gedo, waxaana sidoo kale abaarta ku le’day xoolo farabadan oo ay lahaayeen dad xoolo dhaqato ah…

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts