HomeWararKGS oo shaacisay in berri la qabanayo Doorashada kuraas uu ku jiro...

KGS oo shaacisay in berri la qabanayo Doorashada kuraas uu ku jiro midkii Jawaari ee la hakiyey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey qabashada doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa Qoraal ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in maalinta berri oo Axad ah la qabanayo doorashada kuraasta tirsigoodu kala yihiin HOP103, HOP198, HOP014 iyo HOP024. Afarta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey qabashada doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa Qoraal ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in maalinta berri oo Axad ah la qabanayo doorashada kuraasta tirsigoodu kala yihiin HOP103, HOP198, HOP014 iyo HOP024.

- Advertisement -

Afarta kursi ee la shaaciyay in doorashadooda la qabanayo berrito ayaa waxaa ku jira kursiga tirsigiisu yahay HOP103 oo ay hakiyeen doorashadiisa, Guddiga doorashada heer Federaal, kadib markii cabasho laga soo gudbiyey hanaanka loo marayo kursigaas.

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa cabasho ka gudbiyey kursiga HOP103 oo uu afartii sanno ee lasoo dhaafay ku fadhiyey, waxaana Guddiga doorashada KGS ay sheegeen in la qabanayo doorashadiisa kursiga.

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa u muuqda kuwo dhegaha ka fureystay go’aankii Guddiga doorashada Federaaal ee FEIT ay ku hakiyeen in la qabto doorashada kursigaas oo cabasho ka gudbiyay Guddoomiye Jawaari.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka Guddiga doorashada Koonfur Galbeed 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts