HomeWararDuqa Muqdisho oo soo saaray Amar ku socda Guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo soo saaray Amar ku socda Guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray qaar kamid ah goobihii uu sida gaarka ah u saameeyay Roobabka deerta ah ee saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay  Muqdisho. Guddoomiye Cumar Filish ayaa ku amray howl wadeenada Dowlada hoose ee Xamar iyo maamulada degmooyinka Gobolka Banaadir in la xoojiyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray qaar kamid ah goobihii uu sida gaarka ah u saameeyay Roobabka deerta ah ee saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay  Muqdisho.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa ku amray howl wadeenada Dowlada hoose ee Xamar iyo maamulada degmooyinka Gobolka Banaadir in la xoojiyo gurmadka dadka danta yar oo ay sameeyeen Roobabkii ka da’ay Caasimadda.

- Advertisement -

Duqa Muqdisho ayaa sidoo kale Guddoomiyeyaasha degmooyinka faray in la dardargaliyo howlaha biyaha looga saarayo waddooyinka Magaalada Caasimadda ee Muqdisho si ay u fududaato isku socodka gaadiidka iyo bulshada.

Guddoomiye Cumar Filish goobaha uu booqday waxaa kamid ah degmooyinka Shangaani  Xamar Weyne, Wadada horumarta school Boloosiya, Warta KM-4 iyo Wadada Ceel Qaloow goobahaas oo kamid ah meelaha uu saameeyay Roobkii ka da’ay Caasimadda.

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa Magaalada Muqdisho ka da’ayey roobab xoogan oo biyo farabadan dhigay waddooyinka qaarkood, waxaana marista wadada ay ku adkaatay gaadiidka noocyadiisa kala duwan, iyadoona roobabka lagu qabowsaday…

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts