HomeWararMaxamed Mursal oo mar kale loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka

Maxamed Mursal oo mar kale loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa goordhow Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed kusoo dhammaatay doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Doorashada kursiga tirsigiisu yahay Hop#182 ayaa waxaa ku tartamay Faysal Ibraahim Xasan iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaankii 10-aad Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo afarii sanno ee lasoo dhaafay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhow Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed kusoo dhammaatay doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Doorashada kursiga tirsigiisu yahay Hop#182 ayaa waxaa ku tartamay Faysal Ibraahim Xasan iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaankii 10-aad Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo afarii sanno ee lasoo dhaafay ku fadhiyey kursiga.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey in Maxamed Mursal uu ku guuleystay doorashadii Maanta dhacday, isla markaana uu helay Codad gaaraya 88 Cod, halka Musharaxiin la tartamay Faysal Ibraahim uu isna helay 12 Cod.

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa mar kale kamid noqonaya Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna haatan ahaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Doorashada kuraas kale ayaa haatan ka bilaabaneysa Xarunta Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ay kusoo idlaatay doorashadii uu kusoo baxay Maxamed Mursal, waxaana doorashadaas ku tartamaya Musharaxiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts