HomeWararFarmaajo oo Maanta Agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyada Qaranka

Farmaajo oo Maanta Agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyada Qaranka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo sabti ah magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa xilka Agaasimaha cusub loogu magacaabay inuu noqdo Prof. Maxamed Cabdullaahi Ciise (Dheere), isagoo bedelaya Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Cabdisaciid Muuse Cali. Dhawaan ayey markii Ra’iisul Wasaaraha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo sabti ah magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa xilka Agaasimaha cusub loogu magacaabay inuu noqdo Prof. Maxamed Cabdullaahi Ciise (Dheere), isagoo bedelaya Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Cabdisaciid Muuse Cali.

- Advertisement -

Dhawaan ayey markii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble uu Cabdisaciid Muuse Cali u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, kadib markii xilka laga qaaday Wasiirkii hore ee Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud..

Cabdisaciid Muuse ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, waxaana maalmaha soo socda la filayaa inuu xilka Agaasimaha Madaxtooyada Qaranka ku wareejiyo Agaasimaha cusub ee uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts