HomeWararMahad Cabdalla Cawad oo ku guulaystay mid ka mid ah Kuraasta Golaha...

Mahad Cabdalla Cawad oo ku guulaystay mid ka mid ah Kuraasta Golaha Shaacbka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay Hop104, oo saaka doorashadiisa lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowladad Goboleedka Galmudug. Cawad ayaa helay 84 cod,oo ka mid ah 101 da Ergo ee codaysay, waxaana uu kusoo baxay doorashada, oo wali loo madalsan yahay in la guda galo doorashada kursiga labaad. Guddiga doorashada Galmudug […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay Hop104, oo saaka doorashadiisa lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowladad Goboleedka Galmudug.

Cawad ayaa helay 84 cod,oo ka mid ah 101 da Ergo ee codaysay, waxaana uu kusoo baxay doorashada, oo wali loo madalsan yahay in la guda galo doorashada kursiga labaad.

- Advertisement -

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shalay shaaciyay in manta la qabanayo doorashada,kuwaasi oo hardhac u ah doorashooyinka Golaha shacabka ee Xildhibaada Galmudug kasoo galaya Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts