HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Galmudug

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Galmudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dhuusamareeb kulamo kala duwan kula yeeshay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Galmudug oo uu kala hadlay xoojinta kaalintooda nabadgelyada, dib u heshiisiinta iyo doorashada. Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka ee kulanka ka qeybgalay, kuwaasi oo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dhuusamareeb kulamo kala duwan kula yeeshay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Galmudug oo uu kala hadlay xoojinta kaalintooda nabadgelyada, dib u heshiisiinta iyo doorashada.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka ee kulanka ka qeybgalay, kuwaasi oo la wadaagay kaalinta uga aadan arrimaha doorashooyinka iyo Nabadgelyada.

- Advertisement -

Rooble ayaa kulamo kala duwan ka wada Magaalada Dhuusamareeb e xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug, waxaana arrimaha lag wada hadlay ka mid ah arrimaha doorashooyinka dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts