HomeWararDad xoola dhaqato ah oo ku dhintay Qarax ka dhacay Gobolka Bakool

Dad xoola dhaqato ah oo ku dhintay Qarax ka dhacay Gobolka Bakool

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka ka imaanaya degmada Xudur ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhaawacba ay soo gaareen dad xoolo dhaqato ah oo manta marayey inta u dhaxeysa  degmadaasi iyo tuulada  wanay oo 7km galbeed ka xigta xuddur. Falalkaasi dhimashada iyo dhaawacaba leh ,waxaa sababay qarax ka dhashay miino nooca anti tangiga ah  oo lagu aasay waddo ay maraan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya degmada Xudur ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhaawacba ay soo gaareen dad xoolo dhaqato ah oo manta marayey inta u dhaxeysa  degmadaasi iyo tuulada  wanay oo 7km galbeed ka xigta xuddur.

Falalkaasi dhimashada iyo dhaawacaba leh ,waxaa sababay qarax ka dhashay miino nooca anti tangiga ah  oo lagu aasay waddo ay maraan dadka iyo xoolaha.

- Advertisement -

Hal qof ayaa ku dhintay qaraxaasi, labo kalena waxaa dhaawacooda loola cararay cisbitaalka degmada Xudur,halka labo neef oo geel ah ay ku dhinteen.

Laamaha amniga ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dhacdadaasi iyo kasaaraha ka dhashay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts