HomeWararKulan lagu taageerayay waxqabadka Ra’iisul Wasaare Rooble oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan lagu taageerayay waxqabadka Ra’iisul Wasaare Rooble oo Muqdisho lagu qabtay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaMaxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad qado sharaf ah oo ay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ku taageerayeen waxqabadka Ra’iisul Wasaaraha, iyagoo ugu duceeyay inuu Eebbe ku garab galo, howsha doorashada dalka ee uu hormuudka u yahay. Munaasabadda waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaMaxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad qado sharaf ah oo ay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ku taageerayeen waxqabadka Ra’iisul Wasaaraha, iyagoo ugu duceeyay inuu Eebbe ku garab galo, howsha doorashada dalka ee uu hormuudka u yahay.

Munaasabadda waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda, waxaan sdioo kale qayb ka ahaa Odayasha dhaqan iyo waxgarad, kuwaasi oo bogaadiyay wax qabadka Rooble eek u aaddan intii uu xilka hahay.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa tan iyo markii uu xilka qabtay waxaa isi-soo taraya taageerada kala duwan ee ay u muujinayaa qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed, waxaana haatan si gaar ah isha loogu hayaa arrimaha doorashooyinka, oo mas’uuliyaddoda uu la wareegay RW Rooble.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts