HomeWararDF oo daah-furtay ansixinta Siyaasadda Qaran ee Maamul daadejinta iyo Federaaleynta  

DF oo daah-furtay ansixinta Siyaasadda Qaran ee Maamul daadejinta iyo Federaaleynta  

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa daahfuray ansixinta Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta iyo Federaalaynta Dalka. Wasiirka ayaa sheegay in muddo ay Wasaaradu ku hawllaneyd inay dhammaystirto xoojisana hannaanka Maamul Baahinta Dalka, si taas loo gaaro Wasaaraddu waxay isku hawshay inay dhammaystirto Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa daahfuray ansixinta Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta iyo Federaalaynta Dalka.

Wasiirka ayaa sheegay in muddo ay Wasaaradu ku hawllaneyd inay dhammaystirto xoojisana hannaanka Maamul Baahinta Dalka, si taas loo gaaro Wasaaraddu waxay isku hawshay inay dhammaystirto Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta iyo Federaalaynta Dalka.

- Advertisement -

Jeneraal Mukhtaar ayaa tilmaamay inay latashiyo la sameeyeen dhammaan hay’adaha dowladda heer Federaal, Dowlad Goboleed iyo Maamulka Gobolka Banaadir, si loo xaqiijiyo in geeddi socodkaan qayb laga ahaa.

Sidoo kale, Wasiirka ayaa  Carabka ku dhuftay in ka Wasaarad ahaan ay ku dadaalayaan in la dhaqan geliyo hannaanka Federaalka iyo Daadejinta Maamulka Dalka si waafaqsan Dastuurka dalka.

Ugu dambayntii, Wasiirka Wasaaradda ayaa u mahad celinayay cid kasta oo gacan ka gaysatay dhammaystirka Siyaasaddan hay’adaha Dowladda iyo hay’adaha bah-wadaagta la ah Wasaasaradda.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta xilgaarsiinta Maxamed Aadan ayaa Maamul-daadejintu ku micneeyay in ay muhiim tahay in shacabka Soomaaliyeed ee ku nool meelaha ka fog magaalooyinka waaweyn ay awood u yeeshaan in ay helaan adeegyada dowlada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts