HomeWararMadaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay wafdi Maanta gaaray Magaalada Garoowe

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay wafdi Maanta gaaray Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa gaaray Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya Etienne Peterschmitt iyo wafdi uu hoggaaminayo, iyagoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya Etienne Peterschmitt. Kulanka dhexmaray Madaxweyne Deni iyo Peterschmitt ayaa looga hadlay mashaariicda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa gaaray Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya Etienne Peterschmitt iyo wafdi uu hoggaaminayo, iyagoo halkaas lagu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya Etienne Peterschmitt.

- Advertisement -

Kulanka dhexmaray Madaxweyne Deni iyo Peterschmitt ayaa looga hadlay mashaariicda hay’adda FAO ka wado Puntland iyo sidii loo sii laba jibaari lahaa gaar ahaan mashaariicda la xiriira Beeraha iyo Xoolaha.

Kulankaan  ayaa waxaa kala qeyb galay Madaxweynaha Kulankan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts