HomeWararHabraaca soo Gudbinta dacwooyinka Doorashada Golaha Shacabka oo lasoo saaray

Habraaca soo Gudbinta dacwooyinka Doorashada Golaha Shacabka oo lasoo saaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada ayaa soo saaray Habraaca soo Gudbinta dacwooyinka Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Qoraal ay soo saareen Guddiga xalinta Khilaafaadka ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga ay dacwo u soo gudbi karaan oo kaliya Ergooyinka, Musharaxiinta tartamaya, Wakiilada dhaqanka iyo xubnaha Bulshada Rayidka ee loo aqoonsaday inay kamid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada ayaa soo saaray Habraaca soo Gudbinta dacwooyinka Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qoraal ay soo saareen Guddiga xalinta Khilaafaadka ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga ay dacwo u soo gudbi karaan oo kaliya Ergooyinka, Musharaxiinta tartamaya, Wakiilada dhaqanka iyo xubnaha Bulshada Rayidka ee loo aqoonsaday inay kamid ah yihiin Guddiga soo xulista ergada.

- Advertisement -

Guddiga ayaa sheegay in qofka Dacwo ah looga baahan yahay inuu soo gudbiyo Codsiga Dacwada oo Qoraal ah, kuna soo lifaaqo galka cabashadiisa Warqada bixinta Lacagta diiwaan-gelinta Dacwada oo dhan saddex kun oo Dollar.

Sidoo kale Guddiga ayaa caddeeyay in cabashada la xiriirta Guddiga soo xulista ergada (Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka) lagu soo gudbin karo muddo saddex maalmood gudahooda oo ka bilaabaneysa marka la shaaciyo Liiska ergada kursiga.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ay soo saareen Guddiga xalinta Khilaafaadka.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts