HomeWararDoorashada kuraastii ugu horreeysay ee Golaha Shacabka ee Somaliland oo Maanta dhaceysa

Doorashada kuraastii ugu horreeysay ee Golaha Shacabka ee Somaliland oo Maanta dhaceysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Muqdisho gaar ahaa Xarunta Dugsiga Tababarka ee Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah ay ka dhacdo Doorashada kuraastii ugu horreeysay ee Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland. Doorashada dhaceysa oo laba kursi ah ayaa waxaa ku tartamaya Afar Musharax oo uu ku jiro Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho gaar ahaa Xarunta Dugsiga Tababarka ee Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah ay ka dhacdo Doorashada kuraastii ugu horreeysay ee Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Doorashada dhaceysa oo laba kursi ah ayaa waxaa ku tartamaya Afar Musharax oo uu ku jiro Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta ee Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, waxaana uu u tartamayaa kursiga tirsagoodu yahay HOP239.

- Advertisement -

Sidoo kale xubnaha ku tartamaya doorashada labada kursi ee Golaha Shacabka ayaa waxaa kamid ah Biixi Iiman Cige oo kamid Afartii sanno ee lasoo dhaafay ku fadhiyey kursiga tirsagoodu yahay HOP237.

Musharaxiinta ayaa waxaa dooran doona 101 Ergo oo la soo xulay oo shalay tababar la xiriira doorashada loogu soo xiray Magaalada Muqdisho, sida uu VOA-da u sheegay Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Doorashada Maanta ka dhaceysa Xarunta Dugsiga Tababarka ee Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxaa goobjoog ka noqonaya xubno ka socda Guddiyada doorashooyinka Federaalka, xalinta khilaafaadka iyo kuwa Somaliland iyo Mas’uuliyiin kala duwan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts