HomeWararAgaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha oo ka hadlay Xilka qaadistii lagu sameeyay

Agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha oo ka hadlay Xilka qaadistii lagu sameeyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Iyadoo manta Galaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay shir ay yeesheen xilkii ay kaga qaadeen Agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya Maxamed Adan Koofi aya waxaa arrintaasi war kasoo saaray Agaasimihii xilka laga qaaday. Agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya Maxamed Adan Koofi oo qoraal soo saaray ayaa waaxaa uu soodhaweeyay xilka qaadistiisa, waxaan uu intaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo manta Galaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay shir ay yeesheen xilkii ay kaga qaadeen Agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya Maxamed Adan Koofi aya waxaa arrintaasi war kasoo saaray Agaasimihii xilka laga qaaday.

Agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya Maxamed Adan Koofi oo qoraal soo saaray ayaa waaxaa uu soodhaweeyay xilka qaadistiisa, waxaan uu intaa ku daray in xilku meerto yahay,waxaana uu bogaadiyay mas’uul ka Cusub ee xilka loo magacaabay.

- Advertisement -

“Xilalka iyo Shaqada Dowladda oo meerto ah awgeed, waxaan soo dhoweynayaa xil ka qaadistayda iyo magacaabista Agaasimaha Guud ee HSJ Mudane Cabdulkadir Cilmi, waxaana ugu duceynayaa in uu Allah ku garab galo masuuliyadda culus ee loo igmadey. Mahad iyo bogaadinna waxaan u soo jeedinayaa madaxda Qaranka oo hay’adda u soo xuley nin dhalin yaro ah oo aan aaminsanahey in uu halkii ka sii wadi doono howlaha hay’adda” ayuu yiri Agaasimihii hore ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya Maxamed Adan Koofi.

Xilkii Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya  ayaa loo magacaabay Abdulkadir Elmi Ali, kaasi oo noqonaya Agaasimaha Cusub.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts