HomeWararCali Guudlaawe oo kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee...

Cali Guudlaawe oo kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Ali Gudlawe Hussein oo howlo shaqo u joogo Magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay Raisul Wasaarihii Hore ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirkii hore ee Amniga Xilibaan Maxamed Abuukar Islow Ducaale. kulankaan ayaa looga hadlayay xaaladaha guud ee dalka gaar ahaan Arrimaha Doorashooyinka. Raisul Wasaarihii Hore Xasan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Ali Gudlawe Hussein oo howlo shaqo u joogo Magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay Raisul Wasaarihii Hore ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirkii hore ee Amniga Xilibaan Maxamed Abuukar Islow Ducaale.

kulankaan ayaa looga hadlayay xaaladaha guud ee dalka gaar ahaan Arrimaha Doorashooyinka.

- Advertisement -

Raisul Wasaarihii Hore Xasan Cali Kheyre ayaa Madaxwayne Cali Guudlaawe Xuseen ku bogaadiyay hanaanka daahfurnaanta ah ee uu u maamulay doorashadii aqalka sare ee ka dhacay Magaalada Jowhar.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts