HomeWararRW Rooble oo Magacaabay guddi fulinaya wareegtadii kasoo baxday Farmaajo

RW Rooble oo Magacaabay guddi fulinaya wareegtadii kasoo baxday Farmaajo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa magacabay gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha ee ilaalinta dhulka danta guud. Guddiga Fulinta ee uu Ra’iisal wasaare Rooble uu magacaabay ayaa ka kooban afar Wasiir oo ka tirsan golaha wasiirada XFS, waxa ayna kala yihiin. Wasiirka Arimaha: Gen. Mukhtaar Gudadaha Gudoomiye Wasiirka Cadaaladda: Cabduqaadir Maxamed Nur Wasiirka Amniga: Cabdulaahi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa magacabay gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha ee ilaalinta dhulka danta guud.

Guddiga Fulinta ee uu Ra’iisal wasaare Rooble uu magacaabay ayaa ka kooban afar Wasiir oo ka tirsan golaha wasiirada XFS, waxa ayna kala yihiin.

- Advertisement -

Wasiirka Arimaha: Gen. Mukhtaar Gudadaha Gudoomiye

Wasiirka Cadaaladda: Cabduqaadir Maxamed Nur

Wasiirka Amniga: Cabdulaahi Maxamed Nur

- Advertisement -

Wasiirka Waxbarashada: Cabdulaahi Carab

Madaxweyne Farmaajo ayaa horay wareegto uu soo saaray waxaa uu digiin ugu diray shaqsiyaad uu sheegay in ay boob ku hayaan dhul danguud ah, waxaana sidoo kale uu intaa ku daray in aan marnaba la aqbali doonin in dano shaqsi ah loo isticmaalo dhul danguud ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts