HomeWararWasiirka Amniga oo shir guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha

Wasiirka Amniga oo shir guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo ka dhacay xarunta dhexe ee hay’addu ku leedahey Magaalada Muqdisho. Wasiirka Amniga ayaa warbixino ka dhageystay Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Kuxigeenada, iyo Agaasime waaxeedyada Hey’adda. Shirka ayaa lagu soo bandhigey warbixinada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo ka dhacay xarunta dhexe ee hay’addu ku leedahey Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Amniga ayaa warbixino ka dhageystay Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Kuxigeenada, iyo Agaasime waaxeedyada Hey’adda. Shirka ayaa lagu soo bandhigey warbixinada shaqo ee todobaadkii la soo dhafaay iyo qorshayaasha todobaadka soo socda.

- Advertisement -

Shirka waxaa sidoo kale goobjoog ahaa Wasiiru dowlaha Amniga Gudaha Md, Farxaan Cali Axmed iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Md, Yuusuf Cali Maxamed.

Wasiirka Amniga Gudaha XFS Xil. Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa mahadcelin iyo bogaadin u soo jeediyay Madaxda iyo Saraakiisha HSJ shaqada adag ay qaranka u hayaan, isagoo xusay inuu xog ogaal u yahay duruufaha adag ay ku shaqeeyaan howlwadeenada Hey’addu. Ugu dambeyn Wasiirka ayaa kula dardaarmay Agaasinka Guud iyo Agaasimayaasha waaxyaya in la joogteeyo shaqada isla markaana muujiyaan howlkarnimo iyo feejinnaan dheeri.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts