HomeWararLafta-gareen oo Saraakiisha Ciidanka faray inay billaabaan Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab

Lafta-gareen oo Saraakiisha Ciidanka faray inay billaabaan Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed  Cabdiasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa kulan la qaatay sarakiisha Ciidanka xooga dalka qeybta 60aad oo horkacayey taliyaha qeybta 60aad CXD Generaal Maxamed shekh Cabdulaahi Ciirow. Madaxweynaha ayaa Taliyaha Guutada 9aad Qeybta 60aad iyo Taliyaha Qeybta 60aad CXD ka dhagaystay Warbixin ku Qotonta Xaalada Ciidanka Xooga Dalka iyo Howlgalada ay Fuliyaan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed  Cabdiasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa kulan la qaatay sarakiisha Ciidanka xooga dalka qeybta 60aad oo horkacayey taliyaha qeybta 60aad CXD Generaal Maxamed shekh Cabdulaahi Ciirow.

Madaxweynaha ayaa Taliyaha Guutada 9aad Qeybta 60aad iyo Taliyaha Qeybta 60aad CXD ka dhagaystay Warbixin ku Qotonta Xaalada Ciidanka Xooga Dalka iyo Howlgalada ay Fuliyaan.

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Sarakiisha Ciidanka Xooga Dalka uga Mahadceliyey shaqa adag ee ay uhayaan Shacabka.

“Waan idinkaga mahadcelinayaa shaqada wanaagsan ee aad uhaysaan shacabka gobolka bakool waxaa muhiim inaad bilowdaan howlgalada ka dhanka ah alshabaab iyo dhibaatooyinka haysta shacabka soomaaliyeed gaar ahaan shacabka ku nool gobolka bakoo”ayuu yiri Lafta-gareen.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Faray Saraakiisha Guutada 9aad qeybta 60aad Ciidanka Xooga Dalka inay bilaaban Howlgalo ka dhan ah Argigixisada Alshabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts