HomeWararTaliyihii Ciidanka Keydka Puntland oo loo magacaabay Duqa Kismaayo (Wareegto)

Taliyihii Ciidanka Keydka Puntland oo loo magacaabay Duqa Kismaayo (Wareegto)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay degmada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose aha Caasimadda KMG ah ee Jubbaland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha Kismaayo ahna Duqa Magaalada loogu magacaabay inuu noqdo Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne, isagoo bedelaya Guddoomiyihii hore ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay degmada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose aha Caasimadda KMG ah ee Jubbaland.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha Kismaayo ahna Duqa Magaalada loogu magacaabay inuu noqdo Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne, isagoo bedelaya Guddoomiyihii hore ee degmadaas.

- Advertisement -

Sababta keentay magacaabista Guddoomiye Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa waxaa lagu sheegay inay lagama maarman tahay in Isbedel lagu sameeyo Maamulka degmada Kismaayo, sidaasian Isbedel loogu sameeyay Maamulka.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Guddoomiyaha cusub u rajeeyay inuu Alle u fududeeyo xilka loo dhiibay, uuna si toos ah u guto waajibaadkiisa shaqo.

Guddoomiyaha degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne ayaa waxaa uu horay u soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Nugaal xilligii uu Madaxweyne Puntland ka ahaa Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista ee uu soo saaray Axmed Madoobe.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts