HomeWararWasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo shir ka furtay Muqdisho

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo shir ka furtay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u Heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay magaalada Muqdisho ka daahfurtay Shirka 2-aad ee dib-U-Eegista Hanaanka dhab u Heshisiinta Qaran. Shirkaan oo socon doono mudo labo Maalmood waxaa daahfuray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta ee XFS Mud. Saciid Cabdullahi Calasow. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u Heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay magaalada Muqdisho ka daahfurtay Shirka 2-aad ee dib-U-Eegista Hanaanka dhab u Heshisiinta Qaran.

Shirkaan oo socon doono mudo labo Maalmood waxaa daahfuray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta ee XFS Mud. Saciid Cabdullahi Calasow.

- Advertisement -

Waxaana shirkan oo sanadkii mar la qabto kasoo qayb galay Xubno ka socda Dowlad Goboleedyada Dalka,Gobolka Banaadir, Odayaasha Dhaqanka iyo Ururada Bulshada Rayidka.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts