HomeWararMadaxweynaha Puntland oo u jawaabay Madaxweyne Axmed Qoorqoor

Madaxweynaha Puntland oo u jawaabay Madaxweyne Axmed Qoorqoor

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  oo ka hadlayay furitaanka kalfadhiga 49aad ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa si dadban waxaa uu kaga hadlay dagaaladii dhawaan ka dhacay Galmudug iyo sidoo kale wararkii hoose ee sheegayay in Puntland ay ku lug leedahay dagaaladaasi. Siciid Deni ayaa si dadban uga jawaabay hadalkii duur xulka ahaa ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  oo ka hadlayay furitaanka kalfadhiga 49aad ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa si dadban waxaa uu kaga hadlay dagaaladii dhawaan ka dhacay Galmudug iyo sidoo kale wararkii hoose ee sheegayay in Puntland ay ku lug leedahay dagaaladaasi.

Siciid Deni ayaa si dadban uga jawaabay hadalkii duur xulka ahaa ee ka soo yeeray Madaxweynaha Galmudug ayuu sheegay in wax kasta oo amniga iyo horumarka dowlad Goboleedyada dalka lid ku ah ay sidoo kale lid ku tahay Puntland.

- Advertisement -

Waxaa uu intaas ku daray in wax kasta oo dib u dhac iyo amni darro ah oo soo wajaha dowladda dhexe iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

“Waxaan dadweynaha Soomaaliyeed u xaqiijinayaa inay Dowladda Puntland, mar walba wada shaqayn dhow iyo iskaashi la leedahay Dowladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka Somaaliya, wax kasta oo amniga iyo horumarkooda caqabad ku ahna uu sidoo kale lid ku yahay amniga, xasilloonida iyo horumarka Puntland” ayu yiri Siciid Deni.

Hadalka Siciid Deni ayaa kusoo aadaya, iyadoo Madaxweynaha Mamaulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor uu sheegay in ay jiraan siyaasiyiin iyo dhinacyo kale oo si dad ban ugu lug leh, dagaaladii dhawaan ka dhacay Galmudug, waxaana sidoo kale jiray warar la isla dhex-marayay oo tilmaamayay in Puntland ay garabsiisay Ahlu Sunna, inkastoo mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi ay beeniyeen arrimtaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts