HomeWararDagaal u dhexeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-Shabaab oo ka socda Shabeellaha hoose

Dagaal u dhexeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-Shabaab oo ka socda Shabeellaha hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka helayno Gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in dagaal culus oo u dhexeeya Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo Dagaalamaayasha Al-shabaab uu halkaasi ka socdo, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dagaalkaasi. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in dagaalku uu hadda ka socdo Deegaanka Jilib marka ee Gobolka Shabeellaha hoose, dagaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in dagaal culus oo u dhexeeya Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo Dagaalamaayasha Al-shabaab uu halkaasi ka socdo, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dagaalkaasi.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in dagaalku uu hadda ka socdo Deegaanka Jilib marka ee Gobolka Shabeellaha hoose, dagaalka ayaana yimid kadib markii Ciidanka Xogga ay weerar ku qaadeen Degaankaasi, oo ay horay u maamulayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab.

- Advertisement -

Dadka degaanka ayaa soo sheegaya in hadda dagaal goos goos ah uu Magaalada Bannaankeeda ka socdo, waxaana degaanka horay ugu sugnaa Al-shabaab, iyadoo inta badan ee Magaalada lagu soo warramayo in Ciidanka Dowladdu la wareegeen.

Ilaa iyo hadda khasaaraha lama xaqiijin, waxaana adag in xogta rasmiga ah la helo, maaddama wali dagaalku socdo, waxaana dadka degaanku ay kusoo waramayaan in dagaalku uu yahay mid cusul, kaasi oo ay macquul tahay in uu khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh dhaliyay, walow aan la xaqiijin khasaaraha.

 

- Advertisement -

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts