HomeWararAl-Shabaab oo weerar ku qaaday degaan ka tirsan Gobolka Bari

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday degaan ka tirsan Gobolka Bari

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka helayno deegaanka Af-urur ee gobolka Bari ayaa ku warramaya in halkaasi saaka ay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen, waxaana soo baxaya faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan dagaalkaasi. Dadka degaanka oo aynu la hadalnay ayaa sheegay in ay maqlayeen dhawaqa rasaasta oo ay labada dhinac isku adeegsanayeen. Degaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno deegaanka Af-urur ee gobolka Bari ayaa ku warramaya in halkaasi saaka ay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen, waxaana soo baxaya faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan dagaalkaasi.

Dadka degaanka oo aynu la hadalnay ayaa sheegay in ay maqlayeen dhawaqa rasaasta oo ay labada dhinac isku adeegsanayeen.

- Advertisement -

Degaanka uu dagaalku ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa difaaca Dowlad Goboleedka Puntland, waxaana la sheegay in sidoo kale ay isla goobta gaareen Ciidamo kale oo gurmad ah, kuwaasi oo garab siinayay Ciidankii horay Al-shabaab ugala dagaalamaya degaankaasi.

Wali Saraakiisha ammaanka Dowlad Goboleedka Puntland wax war ah kama soo saarin dagaalkasi, sidoo akle lama sheegin khasaaraha rasmiga ah ee rasmiga, waxaana adag in la ogaado khasaraha sida ay inoo sheegeen dadka degaanku.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts