HomeWararGalmudug oo qorshe ka dajisatay shacabkii ka barakacay Guriceel

Galmudug oo qorshe ka dajisatay shacabkii ka barakacay Guriceel

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Galmudug ayaa wada dadaallo ay ku doonayaan in magaalada Guriceel ay dib ugu soo celiyeen shacabkii ka qaxay ka dib dagaalkii khasaaraha dhaliyey ee halkaa ka dhacay. Guddi uu madaxweynaha maamulkaasi u saaray gargaarka dib u dajinta dadkii hlkaa ka barakacay ayaa haatan sheegaya in ugu yaraan 80% ay shacabkii magaalada dib ugu soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Galmudug ayaa wada dadaallo ay ku doonayaan in magaalada Guriceel ay dib ugu soo celiyeen shacabkii ka qaxay ka dib dagaalkii khasaaraha dhaliyey ee halkaa ka dhacay.

Guddi uu madaxweynaha maamulkaasi u saaray gargaarka dib u dajinta dadkii hlkaa ka barakacay ayaa haatan sheegaya in ugu yaraan 80% ay shacabkii magaalada dib ugu soo noqdeen isla markaana ay wadadaan dadaallo dadkaas loogu gurmanayo.

- Advertisement -

wasiirka gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Galmudug, Cabdiraxmaan Maxamed Diiriye (Makaawi) oo ka hadlay qorshayaasha kaga degsan maamulkaasi dadka barakacay aya waxaa uu sheegay in gar-gaar uu kasoo gaaray dowladda dhexe, kaasi oo shacabka lagu caawinayo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts