HomeWararAgab caafimaad oo lagu wareejiyay Maamulka Cisbitaalka Guriceel

Agab caafimaad oo lagu wareejiyay Maamulka Cisbitaalka Guriceel

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gudigga gurmadka Guriceel ee uu hore u magacaabay madaxwaynaha Galmudug ayaa shixnad Dawo ah oo ka kooban 3-diyaaradood ku wareejiyay Maamulka isbitaalka Istarliin ee Guriceel. Agabkan oo loogu talagaley in gurmadka degdeg ah oo Caafimaad ay u noqoto kumanaanka qoys ee ku barakacey deegaanada ku xeeran Guriceel ee mudadii ay bannaanka joogeen la soo Wariyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudigga gurmadka Guriceel ee uu hore u magacaabay madaxwaynaha Galmudug ayaa shixnad Dawo ah oo ka kooban 3-diyaaradood ku wareejiyay Maamulka isbitaalka Istarliin ee Guriceel.

Agabkan oo loogu talagaley in gurmadka degdeg ah oo Caafimaad ay u noqoto kumanaanka qoys ee ku barakacey deegaanada ku xeeran Guriceel ee mudadii ay bannaanka joogeen la soo Wariyay in ay wajahayaan xanuuno kala duwan kuwaas oo Wasaaradda Caafimaadku sheegtay in daawadan wax looga qaban doono ka jawaab celinta culeyskaasi baaxada leh iyo dardar galin shaqada isbitaalkan.

- Advertisement -

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiinooyinka Galmudug Makaawe iyo Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka Ubax Xuseen Dhiblaawe oo Gudigga ka wada tirsan ayaa ugu horeyn ka hadlay munaasabadan wareejinta daawadan.

Dr.Cali Cabdi Muuse,iskuduwaha Caafimaadka Degmada Guriceel ayaa ka mahad celiyay taakuladan Guddiggu la soo gaaray isbitaalka Istarliin oo ka mid ah xarumaha Caafimaad ee waxyeeladu kasoo gaaray hubkii la isku adeegsadey maalmihii uu socday dagaalkii Guriceel ka dhacay todobaadkii hore.

Ugu dambeyn, Wasiirka Caafimaadka Galmudug, Dr. Cabdiwali Cabdulahi Jaamac ayaa adkeeyay in gurmadkan Caafimaad ay Wasaaraddu sii wadi doonto, wuxuuna wasiirku ku booriyay shaqaalaha isbitaalka in ay heegan u galaan la tacaalida bukaanada xanuunadu kusoo riteen goobaha loo barakacey ee iminka bulshadu kasoo laabaneyso.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts