HomeWararMadaxweyne Qoorqoor oo gaaray Magaalada Guriceel

Madaxweyne Qoorqoor oo gaaray Magaalada Guriceel

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa goordhaweyd gaaray Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud, halkaasi oo si weyn loogu soodhaweyay. Madaxweynaha ayaa waxaa Guriceel kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug, oo ay ku jiraan Saraakiil, Maamulka Magaalada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa goordhaweyd gaaray Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud, halkaasi oo si weyn loogu soodhaweyay.

Madaxweynaha ayaa waxaa Guriceel kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug, oo ay ku jiraan Saraakiil, Maamulka Magaalada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa la filayaa in uu kulamo la qaato saraakiisha amnig Gobolka iyo bulshada ku dhaqan Guriceel.

Magaalada Guriceel ayaa soo martay afar maalmood oo uu ka socday dagaal dhiig badani ku daatay, kaasi oo bur-bur iyo barakac xooggan ka dhaliyay, kadib markii ay si weyn ugu dagaalameen Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Galmudug oo dhinac ah iyo Ahlu-Sunna.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts