HomeWararMadaxweyne Lafta-gareen oo booqday Balli-doogle

Madaxweyne Lafta-gareen oo booqday Balli-doogle

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa manta gaaray Xerada Ciidanka Cirka Soomaaliya ee Balli-doogle ee Gobolka Shabeelaha hoose. Lafta gareen iyo wafdigiisa ayaa kormeer iyo Indha-indheyn ku sameeyay qeybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay xerada Balli-doogle, iyagoo sidoo kale u kuur galay sida ay u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa manta gaaray Xerada Ciidanka Cirka Soomaaliya ee Balli-doogle ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Lafta gareen iyo wafdigiisa ayaa kormeer iyo Indha-indheyn ku sameeyay qeybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay xerada Balli-doogle, iyagoo sidoo kale u kuur galay sida ay u socdaan howlaha tababarrada Ciidanka Kumaandooska ee Danab.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa inta uu halkaasi ku sugnaa la kulmay saraakiisha Sooaaliyeed iyo kuwa ka socda Waddamada ay saaxiibbada nahay, isagoo kala sheekaystay howlaha tababarka ciidamada ee halkaasi ka socda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts