HomeWararSomalia oo mar kale kamid noqotay Golaha Xuquuqul Insaanka ee Q/Midoobay

Somalia oo mar kale kamid noqotay Golaha Xuquuqul Insaanka ee Q/Midoobay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale loo doortay in ay kasii mid ahaato Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay laga bilaabo sanadka 2022 ilaa laga gaaro sanadka 2024. Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay ku guuleysatay aqlabiyad aad u badan, isla markaana waxaa ay heshay 171 Cod, kadib codeyntii  193-da xubnood ee ka tirsan Golaha Guud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale loo doortay in ay kasii mid ahaato Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay laga bilaabo sanadka 2022 ilaa laga gaaro sanadka 2024.

Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay ku guuleysatay aqlabiyad aad u badan, isla markaana waxaa ay heshay 171 Cod, kadib codeyntii  193-da xubnood ee ka tirsan Golaha Guud Qaramada Midoobay.

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya uga mahadcelisay dowladaha xubnaha ka ah Golalaha guud ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa, kadib markii ay Ergadda Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay Magaalada New York ay sameeyeen dadaalo kala duwan.

Ergadda dowladda Federaalka ee ku sugan Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa mar kale xaqiijiyay ballanqaadkii dhiirigelinta & ilaalinta xuquuqda aadanaha ee heshiiska ummadda ka dhaxeeya.

Arrintaan ayaa ksuoo aaday, iyada oo Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud uu ku sugan yahay dalka Mareykanka, isagoo halkaas kula kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladdaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts