HomeWararSafiirka Kenya u joogay Sacuudiga oo dhaawacmay

Safiirka Kenya u joogay Sacuudiga oo dhaawacmay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Danjiraha Kenya u jooga Sacuudiga, Ambaasador Mohamed Mohamoud ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyadh, kadib, markii uu shalay galay Shil gaari. Danjiraha ayaa la sheegay inuu ka dhaawacmay Madaxa iyo Garbka, kadib, markii gaari ku socday si  xawli ah uu jug siiyey Safiirka. Shilka ayaa waxaa la sheegay inuu dhacay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjiraha Kenya u jooga Sacuudiga, Ambaasador Mohamed Mohamoud ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyadh, kadib, markii uu shalay galay Shil gaari.

Danjiraha ayaa la sheegay inuu ka dhaawacmay Madaxa iyo Garbka, kadib, markii gaari ku socday si  xawli ah uu jug siiyey Safiirka.

- Advertisement -

Shilka ayaa waxaa la sheegay inuu dhacay xilli uu ka sii rawaxayey Xafiiskiisa, waxaana lagu soo waramayaa inay haatan xaalladiisa caadi tahay, walow uu weli ku jiro Isbitaalka.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts