HomeCaalamkaDal Ra'iisul Wasaare la'aan ahaa in ka badan laba Bil oo RW...

Dal Ra’iisul Wasaare la’aan ahaa in ka badan laba Bil oo RW cusub yeeshay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Tunisia Kais Saied, ayaa magacaabay Ra’isul Wasaare cusub, in ka badan labo bilood ka dib markii uu ceyriyay ra’iisul wasaarihii hore ee awooddii oo dhan gacanta ku dhigay. Mr Saied, ayaa ku booriyay Najla Bouden oo ah haweeneydii ugu horreysay ee Ra’iisul Wasaare ka noqota dalka – inay si degdeg ah u soo dhisto […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Tunisia Kais Saied, ayaa magacaabay Ra’isul Wasaare cusub, in ka badan labo bilood ka dib markii uu ceyriyay ra’iisul wasaarihii hore ee awooddii oo dhan gacanta ku dhigay.

Mr Saied, ayaa ku booriyay Najla Bouden oo ah haweeneydii ugu horreysay ee Ra’iisul Wasaare ka noqota dalka – inay si degdeg ah u soo dhisto xukuumad.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa shaqada ka joojiyay baarlamaanka bishii July, isagoona dejiyay tallaabooyin u oggolaanaya inuu digreeto ku xukumo.

Falalkiisa ayaa waxaa si weyn u taageeray shacabka reer Tunisa oo aad uga xumaaday waxqabadka xisbiyadooda siyaasadeed.

Mr Saied ayaa ugu baaqay Ra’iisul Wasaarihiisa in ay xoogga saarto dadaallada xukuumaddeeda cusub, si loo ciribtiro musuqmaasuqa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts