HomeCaalamkaMareykanka oo ka digay qorshe uu shaaciyay MW Erdogan inay wado dowladdiisa

Mareykanka oo ka digay qorshe uu shaaciyay MW Erdogan inay wado dowladdiisa

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wareysi uu siiyay telefishinka CBS ee laga leeyahay Mareykanka ku sheegay in dowladdiisa ay qorsheyneyso inay Ruushka ka soo iibsato qayb labaad oo ah gantaallada S-400. Hase yeeshee Durbadiiba Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa yiri:  “Waxaan uga digeynaa Turkiga inuu qalab dheeraad ah oo militari […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wareysi uu siiyay telefishinka CBS ee laga leeyahay Mareykanka ku sheegay in dowladdiisa ay qorsheyneyso inay Ruushka ka soo iibsato qayb labaad oo ah gantaallada S-400.

Hase yeeshee Durbadiiba Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa yiri:  “Waxaan uga digeynaa Turkiga inuu qalab dheeraad ah oo militari ka soo gato Ruushka.”

- Advertisement -

Xukuumadda Ankara ayaa u muuqata in ay dhagaha ka fureysaneyso digniinta Washington, sidii ay marar kaleba horay u sameysay.

Sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka ee Reuters, afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa durbadiiba wax laga weydiiyay sida ay dowladdiisa u aragto hadalka Recep Tayyip Erdogan.

Maalinta Arbacada ah ayaa la filayaa in madaxweyne Erdogan uu la kulmo dhigiisa dalka Ruushka, Vladimir Putin, arrimaha kale ee ay ka wada hadli doonaan labada hoggaamiyena waxaa ka mid noqon doona xaaladaha kasoo kordhay waqooyiga-galbeed ee dalka Suuriya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts